Deg-deg: Musharax tanaasulay

Xogmaal Media: Ra’iisal wasaare Cabdirashiid Cali Sharmaarke ayaa ka hor inta aan laguda galin codbixinta wareegga 2aad shaaciyay inuu tanaasulay oo tartanka isaga haray.

Warar hoose oon helayno ayaa tibaaxaya in Sharmaarke iyo Sh. Shariif ay xulufo gooni ah hoosta ka ahaayeen. Halka uu Shariifku xulufo kale la ahaa kooxdii Isbadal doonka oo Farmaajo ka soo gudbay, heshiis kooduna ahaa inay ugu shubaan qofka ugu cod bata wareegga koobaad. Waxay u egtahay inuu Shariifku ka baxay balantaasi.

Kala saartadu waa xildhibaanada u codeeyay musharixiinta haray halka uu codkooda geeyaan iyo qofka ay siiyaan.

La soco wareegga 2aad iyo labada musharax ee isu soo hara.


Kismayo

Share this post