Publisher is the useful and powerful WordPress Newspaper , Magazine and Blog theme with great attention to details, incredible features...

Madaxweyne Farmaajo oo xafiis gaar ah u furay talooyinka Shacabka

Kn: Madaxweynaha la doortay Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa furay xafiis gaar ah oo lagu aruurinaayo talooyinka dadweynaha.

War qoraal oo uu kusoo qoray Barta Twitter -ka uu kuleeyahay madaxweynaha ayuu ku shaaciyay xafiiskan iyo Email ka lagala soo xiriiraayo.

//platform.twitter.com/widgets.js

Madaxweyne Farmaajo ayaa ku guuleystay dareenka shacabka tan iyo intii la doortay waxaana dabaaldegyo lagu taageeraayo lagu qabtay geyiga Soomaaliyeed oo dhan iyo meel kasta oo ay Soomaali joogto.

KismaayoNews.com


Source: Kismayo

No Comments
  1. mnshaaaaalh mudane madaxwayne waaa soo dhwaynayaaaa meeshan cusub ani waxan kugula tali lahaaaaa in aaad 5somalia isku keentid inshaaaalh

Leave A Reply

Your email address will not be published.