DAAWO: Maska ugu halista badan Adduunka oo Biyo la siinayo

DAAWO: Maska ugu halista badan Adduunka oo Biyo la siinayo

Xogmaal Media: Tuullo ku taal Koonfurta Hindiya oo abaar xun ay ka jirto ayaa waxaa kooxaha badbaadinta xayawaanka ay heleen maska dunida ugu halista badan ee loo yaqaan King Copra, kasoo oon ba’ay duurka ugu soo baxay.

Sida ka muuqata muuqaalkaan, biyo caag ku jira ayaa gacanta lagu siinayaa iyagoo iska ilaalinaaya, afkana uu u hoorsanayaa sida ka muuqata video-gaan.

Maska Copra-ha ayaa wuxuu ka mid yahay xayawaanka ugu halista badan adduunka, qaniinyadiisana ay halis tahay.

 

 

Share this post