Ra’isul Wasaare Kheyre oo soo arkay qasnada dawladda

Ra’isul Wasaare Kheyre oo soo arkay qasnada dawladda

Xogmaal Media: Kormeerkaan howleed ee uu xilli hore ee saaka uu ku tagey Ra’iisul Wasaaraha Xukumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre Bankiga dhexe ee Soomaaliya ayaa ku saabsanayn sidii uu ugu kuur geli lahaa hanaanka uu u shaqeeyo iyo sida ay u socoto howlaha Bankiga dhexe ee Soomaaliya

Ra’iisul wasaare kheyre oo kormeerkiisa uu ku wehliyey Wasiirka gaashandhigga dalka ayaa mid mid ugu xogwareystay shaqadda ka socota bankiga dhexe ee Soomaaliya howladeena, isagoo sidoo kale kulan gaar ah la qaatay guddoomiye ku xigeenak bankiga dhexa

Koreemeekaan kadiska ah ee uu saaka Ra’iisul wasaaruhu ku tegay bankiga dhexe ee dalka ayaa qayb ka ah qorshaha isla xisaabtanka ee uu horay ugu dhawaaqay Ra’iisul Wasaaruhu.

 
Kismayo

Share this post