Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa xarigga ka jaray Saldhig lagu tababari doono Ciidamada Soomaaliya oo Turkiga ka dhisay magaalada...

Maxkamad ku taalla dalka Jarmalka ayaa maanta go’aan ka gaaraysa in milkiilaha Dameer isku dayay in uu qaniino Gaari ah nooca raaxada uu bixinayo iyo...

Prof. Axmed Ismaaciil Samatar oo horey ugu tartamay xilka madaxwayne ee Soomaaliya, Isla markaana markii uu ku guul daraystay qaatay Siyaasadda maamulka...

Cilmibaarayaal u dhashay dalka Japan ayaa ku howlan sidii ay u soo saari lahaayeen baabuur laga sameeyay alwaax ama looxaan adag kuwaasoo bedeli kara gaadiidka...

Dalka Soomaaliya waa mid ka soo kabanaya dagaal sokeeye.  Geeridii, dhaawacii, qaxii iyo burburkii dagaalka sokeeye dartood, konton iyo toddoba sano...

Wefdigan uu hoggaaminayay Taliyaha Guud ee Ciidanka  Dalka Turkiga Hulusi Akar ayaa goordhow ka soo degay Garoonka Diyaaradah Aadan Cadde ee magaalaad...

Wararka naga soo gaaraya gobolka Shabeellaha hoose ayaa  sheegaya in dagaalyahano ka tirsan Alshabaab ay weerar is qarxin iyo mid toos ah ku qaadeen saldhig...

Madaxweynaha Maamulka Puntland Cabdiweli Gaas  ayaa bixiyey waraysi dhinacyo badan Taabanaya, Waxaana wax laga waydiiyey Guud ahaanba Xaalada Soomaaliya...

Qarax xoog leh ayaa goor dhow oo galabta ah ka dhacay maqaayad ku taal degmada Xamar Weyne ee Gobolka Banaadir, iyadoo warar kala duwan uu ka soo baxayo...

Maamul goboleedyada Galmudug iyo Hirshabeelle waa kuwa ugu da’da yar ee Soomaaliya ka jira, haddana waa kuwa madaxweynayaashooda ay xilka hayaan...