Wiil Soomaali ah oo jeclaaday gabadh Hindiyad ah (maxaa xisagay?)

Wiil Soomaali ah oo jeclaaday gabadh Hindiyad ah (maxaa xisagay?)

Haddii aad weligaa maqli jirtay Soomaali iyaga uun is jeclaada, maanta waxaan idin heynaa wiil Soomaali ah oo jeclaaday gabadh Hindi ah, kuwaa oo ku kala nool dalalka Koonfur Afrika iyo Hindiya.

Baraha bulshada ayay wiilka iyo gabadha isku barteen oo uu kula hasaaway, waxaana halkaasi ka dhashay jacayl markii dambe sababay inay is mehersadaan oo ay is guursadaan iyagoo kala durugsan, oo Weliba kala dhaqan duwan.

Hadaba wiilkan oo lagu magacaabo Muxiyadiin Murshid Sheekh Axmed oo ku nool dalka Koonfur Afrika ayaa ka warramay Waxyaabaha ay kuwada Hadli jiree, siday isku Fahmeen ee Jacaylku ku yimid, Qaabka ay isku Guursadeen maadama ay kala dhaqan duwan yihiin iyo Waxa hadii uu Alle Caruur siiyo  u bixin doono.

 

 

 

Share this post