Masuuliyiin matalayay Soomaalida Norway ayaa manta ubax mahadnaqeed gudoonsiiyay safiirka dawladda Turkiga u fadhiya dalka Norway. Soomaalida ayaa uga...

Soomaalida ku nool daafaha caalamka ayaa maanta oo Jimce ah bilaabayay uruurinta tabarucaad ay ugu gargaarayaan walaalahooda ku waxyeeloobay masiibadii...

Lix maalmood kaddib qarixii lagu halaagsamay ee ka dhacay isgoyska Soobe ee magaalada Muqdisho, waxaa weli socda gurmadka loo fidinayo dhibanayaasha. Waxaa...

Barack Obama iyo George W Bush oo horay madaxweyneyaal u soo noqday ayaa walaac ka muujiyay xaaladda siyaasadeed ee dalka Maraykanka, arrintaas oo loo...

Haweeney ku hubeysan bastoolad ayaa xalay nin ka tirsan dadka degaanka ku toogatay xaafada Xamar bile oo ka tirsan degmada Warta nabada ee magaalada Muqdisho. Goob...