Ayadoo la filaayo inay doorashada madaxweyne ee ku celiska ah ka dhacdo dalka Kenya maalinta khamiista oo bari ah ayaa waxaa jira cabsi isa soo taraysa...

Wararka aan ka helayno deegaanka Buulaguduud ayaa sheegaya in maanta ay ciidamada Daraawiishta ee Jubbaland ay weerar qorshaysan ku qaadeen deegaannada...

Dhaxal sugaha boqortooyada Sacudi Carabiya ayaa balan qaaday in uu ku shaqeynayo in uu soo celinayo waxa uu ugu yeeray islaamka qunyar socodka ah. Dhaxal...

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta oo Arbaco ah ku sii jeeda magaalada Ankara ee dalka Turkiga, kaddib...