War qoraal ah oo ka soo baxay Taliska Ciidanka Mareykanka Afrika ee (AFRICOM) ayaa waxaa si faah faahsan loogaga hadlay Duqeyntii 28-kii August ee sanadkan...

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo gaaray caasimada dalka Ivory Coast ee Abidjan ayaa waxaa si heer sare...

Nin horey loogu xukumay dambiyo dagaal oo uu ka geystay Bosnia , haddane ay socotay dhagaysiga rafcaan uu ka qaatay xukunkaas ayaa si bareer ah sun ugu...

Dowladda Kuuriyada Waqooyi ayaa markii ugu horeesay muddo laba bilood ah waxaay tijaabisay gantaal ballistic ah. Saraakiisha milateriga ee Kuuriyada koonfured...

Dhowr qof oo ka mid ah in ka badan 200 oo qof oo isugu jira amiirro iyo saraakiil sare oo kal hore bishan lagu soo qabqabtay hawlgal ka dhan ah musuqmaasuq...

Guri uu lahaa Allaha u naxariistee, Madaxwaynihii hore ee Soomaaliya Cabdullaahi Yuusuf Axmed  oo ku yaala magaalada Muqdisho ayaa Mudooyinkii ugu dambeeyay...

Dawladda Soomaaliya ayaa dawladda Qadar la sixiixatay heshiisyo dhinacyo badan taabanaya oo ay ku kacayso malaayiin doolar oo isugu jira mashaariic hormarineed...

Hoggaamiyaha mucaaradka Kenya, Raila Odinga ayaa shaaciyay inuu yahay madaxweynaha xaqa ah ee dalka Kenya asagoo ku dhawaaqay in 12 bisha Disember ay dhici...

Xubinteena FIIDSOOH waxaan maanta ku soo qaadanaynaa nadwo ku saabsan walaalaynta bulshada iyo daweynta xanuunka qabyaaladda ayaa lugu qabtay masjidka...

Hogaamiyaha mucaaradka Kenya Raila Odinga ayaa u sheegay dad taageerayaashiisa ah oo isu soo baxay in uu qaban doono xaflad loogu dhaarin doono xilka madaxwaynanimada. Sida...