Kolonyo  ay lahaayeen ciidamada AMISOM oo marayay meel u dhow Wasaarada Gaashaandhigga ee magaalada Muqdisho ayaa qarax loo adeegsaday miinooyinka dhulka...

Hay’ada Culimada Soomaaliyeed ayaa bayaan kasoo saartay Khilaafka Siyaasadeed ee xiligan ka jira dalka, waxa ayna shacabka Soomaaliyeed ugu baaqeen in...

Maxkamad ku taalla magaalada Qaahira ayaa madaxweynihii xukunka laga riday ee Masar, Maxamed Mursi, waxay ku xukuntay seddex sano oo xabsi ah, aflagaaddo...

Riwaayad gaaban oo fariin toos ah lagu gudbinayo ayaa dhawaan lagu baahiyay qaar ka mid ah Warbaahinta la iska daawado ee Soomaaliya. Riwaayadaan ayaa...

Warar kala duwan ayaa ka soo baxaya cidda weerartay guriga Senetor Cabdi Xasan Cawaale (Qaybdiid) oo duhurnimadii Sabtida ciidan hubaysan oo loo malaynayo...

Senator Cabdi Xasan Cawaale Qeybdiid ayaa faah faahin ka bixiyey weerar ay maanta ciidano uu Tababaray imaaraadka oo ka tirsan dowladda Federaalka ku qaadeen...

Ciidamada ammaanka ayaa goordhow gudaha u galay guriga uu ka degen yahay magaalada Muqdisho Senatar Cabdi Qeybdiid oo ah Guddiga Dastuurka labada aqal. Ciidamadan...

Madaxweynihii hore Soomaaliya, Dr. C/qaasim Salaad Xasan oo ku sugan Dalka Masar ayaa si weyn uga hadlay xaaladda dalka uu marayo iyo rajada laga qabo...

Madaxweynihii hore ee Somaliland Ahmed Mohamed Mohamoud Siilaanyo ayaa xilka madaxtinimada kaga dagay si wanaagsan isagoo xilka kala wareegay madaxweyne...

Meydadka 13 ruux oo la rumeysan yahay inay yihiin Soomali ayaa laga helay tuulo ku taal bartamaha wadanka Mozambique. Sida laga soo xigtey mas’uuliyin...