Barnaamijka Fanka iyo Suugaanta oo aad u xiiso badan Axmed Rasta iyo Mohamud Kaafi

Barnaamijka Fanka iyo suugaanta oo ah barnaamij lagu soo qaato taariikhda iyo heesaha fanaanka Soomaaliyeed ee ka baxa tv-ga Universal ayaa todobaadkani waxaa marti ku ahaa fanaaniinta caanka ah ee sida weyn loo jecel yahay waa Axmed Rasta oo degaankiisa yahay gobolka Ohio iyo Mohamud Kaafi oo isagane degan Gobolka Minnesota.

Barnaamijkani oo ay daadihinayso Filsan Ahmed ayaa waxaa soo saare ka ahaa Deeq Darajo ee daawasho wacan.

HALKANI KA DAAWO

Facebook Comments

Comments

comments

About the Author

Leave A Response