Muuqaalka Maanta: reer Xamar iyo reer Waqooyi maxaa kala qabsasday

Barnaamijkani oo loogu magac daray Reer Xamar iyo Reer Waqooyi ayaa macnahiisa yahay sidii ay isku dhex geli lahaayeen bulshada Soomaaliyeed meel walba oo ay joogaan waana barnaamij kaftan ah oo ka madax banaan wax siyaasad ah iyadoo ujeedada ugu weyn ay tahay in la madadaaliyo bulshada isla markaana la kala faa’ideysto ereyada la isku xujeysanayo.

barnaamijkani oo aad ka daawan kartaa barta youtube ee shabakada xagasha quman ee Xogmaal ay ku leedahay ama website-ka Xogmaal oo sanadkani u dabaal degay 10-sanno guuradii ka soo wareegtay markii la aas aasay.

HALKANI KA DAAWO VIDEO

 

Facebook Comments

Comments

comments

About the Author

Leave A Response