Publisher is the useful and powerful WordPress Newspaper , Magazine and Blog theme with great attention to details, incredible features...

Dhaanto Cusub oo uu soo qaaday Fanaanka Maxamed Jabuuti Xidig VIDEO

Fanaanka caanka ah ee lagu magacaabo Maxamed Jabuuti Xidig oo ka mid ah fanaaniinta ku nool North Amerika oo sida weyn loogu danbeeyo dhantooyinka ayaa todobaadkani soo saaray dhaanto cusub oo uu ka qaaday shirka wada tashiga xukumada DDSI iyo jaaliyada DDSI ee North Amerika,

Muuqaalkani oo uu duubay Wariye Deeqdarajo ayaa lagu baahiyey barta internet-ka ay shabakada Xogmaal Media ku leedahay Youtube.

HALKANI KA DAAWO VIDEO

Leave A Reply

Your email address will not be published.