Wasiirka Wasaaradda Qorsheynta Xukuumadda Soomaaliya Jamaal Maxamed Xasan ayaa booqasho ku tegay deegaano ka mid ah gobolada  Sool iyo Sanaag, oo qaarkood...

Madaxweynaha Somaliland, Muuse Biixi Cabdi, waxa uu maanta wareegto madaxweyne oo summadiisu tahay JSL/XM/WM/222­15/012018 ku magacaabay, masuuliyiintan. Madaxweynuhu: Markaan...

Ra’isulwasaaraha dalka Itoobiya Hailemariam Desalegn ayaa shir jaraa’id oo uu qabtay ka sheegay in xasbiga laga wada siidaynayo dhammaan dadka u xirxiran...

Kulanka Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee JF Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cusmaan ‘’Jawaari’’ uu la qaatay Safiirka Dowladda Ingiriiska u fadhiya...

Fanaanada Farxiya Kabayare oo si weyn loogu soo dhaweeyey dalka Hindiya ee qaarada eeshiya oo in badanoo kamid ah ardayda Soomaaliyeed ay wax ka kala bartaan...

Waxaa Magaalada Muqdisho ka socota Munaasabad lagu soo bandhigaayo Waxqabadka Wasaaradda Maaliyadda dowladda Soomaaliya. Munaasabaddan ayaa waxaa ka qeyb...

Sawir la qaaday 2005 oo muujinaya sarkaal Koofurta ka soo jeeda oo la xiriiraya dhiggooda Waqooyiga isgaoo ku sugan meel u dhow goobta milatariga ka caaggan Kuuriyada...

Siday dalka u qabatay taladiisa dowlada uu madaxweynaha ka yahay Maxamed Cabdulaahi Farmaajo ayaa waxaa yaraaday  dilalka iyo weerada lagu qaarajin jiray...

Al-Shabaab ayaa fagaare ku yaallo degaanka Kuntuwaarey ee Gobolka Shabellaha hoose waxa ay ku toogteen Shan ruux oo ay ku eedeeyeen inay ahaayeen  jawaasiis...

Hadalka Trump wuxuu tilmaamayaa in uu qorshaynayo in uu deeqda ka joojiyo Falastiiniyiinta Waxaa laga yaabaa in dawladda Maraykanka ay joojiso lacagta...