Publisher is the useful and powerful WordPress Newspaper , Magazine and Blog theme with great attention to details, incredible features...

Farxiyo Kabayare oo si weyn loogu soo dhaweeyey dalka Hindiya ( VIDEO )

Fanaanada Farxiya Kabayare oo si weyn loogu soo dhaweeyey dalka Hindiya ee qaarada eeshiya oo in badanoo kamid ah ardayda Soomaaliyeed ay wax ka kala bartaan gobolada dalkaasi.

Kabayare oo laga fillayo ineey bandhigyo waaweeyn ku qabato ayaa s hordhac looga soo duubay muuqaalkaan aan filayo inaad si weyn uga heli doonto, waxaana warbaahinta Xagasha Quman ay idiin soo gudbineysaa hadba muuqaaladii ugu danbeeyey.

Leave A Reply

Your email address will not be published.