Kooxda dabagalka cunaqabataynta hubka ee Qaramada Midoobay ayaa warbixin ay soo saartay waxa ay ku sheegtay in dowlada Imaaraadk Carabta ay farogelin siyaasadeed...

Wasiirkii Arrimaha dibada Soomaaliya, Yuusuf Garaad Cumar Axmed ayaa qoraal uu soo dhigay Mareeg uu ku leeyahay Internet-ka uga hadlay xilka laga qaaday...

Barnaamijkaan oo dunida caan ka noqday oo lagu soo bandhigo qisooyinka cajaa’ibka badan ee dadka soo jiidan kara waxaana marti ku ahyd walaasheen/Hooyo...

Ra’isul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa saaka xilka ka qaaday saddex Wasiir, isagoo ku bedelay saddex kale. Wasiiradda cusub ee la magacaabay...

Cabdiqaadir Xasan oo loo yaqaano AK ayaa loo dhaariyey xilkii uu ku guuleystay dabayaaqadii Sanadkii tagay, isagoo noqday shaqsigii ugu da’da yaraa iyo...

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xasan Cali Khayre ayaa maanta oo Khamiis ah xilalkii ka xayuubiyay Saddex Wasiir oo Xukuumadda ka...

Wasiirkii hore ee Arrimaha Gudaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cabdi Faarax Saciid Juxa ayaa hadal uu ku soo qoray bartiisa Facebooka wuxuu kaga hadlay...

Weerar naftii halignimo ah oo ka dhacay Masjid ku yaalo Waqooyi bari dalka Nigeria ayaa dilay ugu yaraan 11-Qof,sida wararka ka imaanaya dalkaasi ay sheegayaan. Weerarka...

Dowladda Soomaaliya ayaa xil sare ka raadineysa Urur Goboleedka IGAD iyada oo xubin hore oo soo noqday Wasiirka arrimaha dibadda Soomaaliya u magacaabatay in uu xilkaas qabto. Dowlada ayaa waxey xusul duub adag uga jirtaa in Wasiirkii hore ee arrimaha dibadda Soomaaliya C/Salaan Hadliye Cumar uu u noqdo xoghayaha fulinta ee Urur Goboleedka IGAD. Soomaaliya waxaa ay ka...

Ra’iisul Wasaaraha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa 3 wasiir xilalkii ka qaaday, isla markaasna 3 wasiir oo cusub uu...