Dabley hubeysan ayaa caawa xaafada Koodka ee degmada Xamar-weyne ee gobolka Banaadir waxa ay ku dileen laba dhalinyaro oo la sheegay in ay ka mid ahaayeen...

Donald Trump waa uu la yaabay guushii uu ka gaaray doorashada, mana uusan u bogin xafladii caleemo saarkiisa, isaga oo sidoo kale cabsi weyn ka qabay Aqalka...

Xeer Ilaaliye kuxigeenkii 1aad ee xilka laga qaaday Axmed Cali Abuukar ayaa xilka ku wareejiyay xeer ilaaliye kuxigeenka cusub Muuse Abuukar Macalin. Munaasabad...

Dawladda Shiinaha ayaa dadka xirfadaha sare leh ee dibadda ku nool siin doonta dal ku gal wakhti dheer ah. Dal ku galkan oo shaqayn doona shan ama 10 sano...

Waxaa maanta oo Jimco ah Magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya soo gaaray Wasiirka cusub ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta...

Wararka naga soo gaaraya Degmada Buulo Burde ee Gobolka hiiraan ayaa waxa ay sheegayaan in qarax khasaaro geystay uu ka dhacay degmadaas. Qaraxaan ayaa...

Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya iska horimaad hubeysan oo fiidnimadii xalay ka dhacay Degmada Heliwaa ee Gobolka Banaadir, kadib markii xubno ka tirsan...

Wararka ka imanaaya dalka Itoobiya ayaa sheegaya in ay sii kordhayaan weerarada ay Qowmiyadda Oromada ay ku bartilmaameedsanayso bulshada Soomaaliyeed...