Saddex askari oo ka tirsan ciidamada dowladda ayaa ku geeriyootay iska horimaad ka dhacay Magaalada Mahadaay ee Gobolka Shabellaha dhexe. Iska horimaadka...

Faysal Cali Waraabe Gudoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ah ee Somaliland ayaa markii ugu hoeesay ka hadlay dagaalka  shalay ciidamada maamulada Puntland iyo...

Magaalada garoowe ee xarunta Maamulka Puntland yaa waxa uu sheegay in dagaalyahanno ka tirsan Al Shabaab gabaad ay ka dhiganayaan deegaano ka tirsan Puntland Madaxweynaha...

Xildhibaan Axmed Macalin Fiqi oo ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya ayaa wuxuu ka digay in Hay’adda Nabad Suggida Soomaaliya loo adeegsado dano shaqsiyadeed. Fiqi...

Telefishinada dalka Turkiga ayaa billaabay inay sii daayaan cod sir ah oo laga duubay sarkaal ka tirsan sirdoonka Masar oo warbaahinta Masar ku cadaadinaya...

Darrin Gayles, oo ah Garsooraha Maxkamadda Gobolka Miami dalka Mareykanka ayaa ku dhawaaqay in dib loo dhigay Dacwadda dad Soomaaliyeed oo tiradoodu gaarayso...

Warar dheeri ah ayaa laga helayaa qarax miino oo qasaaro geystay oo saaka ka dhacaay wadada warshahadaha ee magaalada Muqdisho. Qaraxa oo ahaa miinada...

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa baaq nabadeed u diray maamulada Soomaaliland iyo Puntland ee ku dagaalamaya ee gobolka...

Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya Gaari ay saarnaayeen Ciidamo ka tirsan Booliska Soomaaliya oo Qarax Miino lagula eegtay meel u dhaw ceelka Caafi ee...