“Madaxweyne Farmaajo” Dhibka Koofurta Ka Jira Ayaa Puntland Heesta

Magaalada garoowe ee xarunta Maamulka Puntland yaa waxa uu sheegay in dagaalyahanno ka tirsan Al Shabaab gabaad ay ka dhiganayaan deegaano ka tirsan Puntland

Madaxweynaha ayaa sheegay in koofurta iyo bartamaha Soomaaliya kaliya Al Shabab aysan dhibaatooyin amni daro ka geysan ee ay hada kusoo dhuumaaleysanayaan buuraha galgala iyo deegaanada kale ee ay u arkaan in ay ku dhuuman karaan.

Mudooyinkii ugu dambeeyay deegaano ka tirsan Puntland oo ay ku dhuumaaleysanyeen Al Shabaab waxaa ka dhacayay duqaymo lagu beegsanayay Horjoogayaasha Al Shabaab iyo Daacishta Soomaliya.

Madaxweyne Farmaajo ayaa booriyay in Puntland ay xil iska saarto amaanka iyo ka warqabka dhuumaalaysiga Al Shbaab ee deegaanada Puntland.

Facebook Comments

Comments

comments

About the Author

Leave A Response