Wararka naga soo gaaraya nawaaxiga Shaneemo Cabdi Waayeel oo ka tirsan Degmada Heliwaa, ayaa sheegaya in halkaasi uu ka dhacay qarax miino oo lala eegtay...

Dawladda Federaalka Soomaaliya oo ka walaacsan collaadaha ka soo aloosmay deegaanka Tukaraq ee Gobolka Sool, ayaa ku baaqaysa in dhinacyada ku dagaalamaya...

Madaxweynaha dalka Eritrea Isaias Afwerki ayaa gaaray caasimada dalka Masar ee Qaahira isagoo halkaas kula kulmi doona dhigiiisa dalka Masar Abdel-Fattah...