Qaban qaabada soo dhaweynta wafdiga madaxweynaha Soomaaliya ayaa laga dareemayaa magaalada Dhuusamareeb oo caasimad u ah maamul goboleedka curdunka ah...

Wararka naga soo gaaray degmada Kaaraan ee Gobolka Banaadir ayaa sheegaya in Guri ku yaalla degmadaasi uu ka dhex dhacay Qarax. Qaraxan oo laga maqlay...