Dawladda Qadar oo dhismayaal casri ah ka dhistay Gaza (Video)

Magaalada Gaza ee Wadanka Falastiin ayaa laga hirgaliyey Dhismayaal Casri ah si aysan uga Hadhin Dunida Inteeda Kale Waxaa Qarashka Lagu Qurxiyey bixiyay Wadanka Qadar.

Inkasta oo Yuhuudu Dhibaato Burbur ah u Gaysatay Magaalada Gaza hadana Dhibkaas kama Muuqato  Gaza Waxaana Bilica Magaalada ka qayb Qaatay Dhismayaasha Casriga ah ee Dawlada Qadar ka Hirgalisay.

 

Facebook Comments

Comments

comments

About the Author

Leave A Response