Publisher is the useful and powerful WordPress Newspaper , Magazine and Blog theme with great attention to details, incredible features...

Guddoomiyihii Gobolka Banaadir oo aqbalay xil ka qaadista lagu sameeyay

Thaabid Cabdi Maxamed ayaa aqbalay xil ka qaadistii lagu sameeyay, isagoo u hambalyeeyay Guddoomiyaha cusub ee Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho Eng. C/raxmaan Yariisow.

Akhriso war saxaafadeedka uu soo saaray Thaabid Cabdi Maxamed.

Leave A Reply

Your email address will not be published.