Publisher is the useful and powerful WordPress Newspaper , Magazine and Blog theme with great attention to details, incredible features...

Xasan Aadan Samatar oo wareysi xiiso badan lala yeeshay

Wariye Cabdisalaan Hereri ayaa Magaalada Jabuuti ee Wadanka Jabuuti Waraysi xiisa leh kaga qaaday Fanaanka Caanka ah ee Soomaaliyeed Xasan Aadan Samatar oo ku sugan dalka Jabuuti.

Xasan Aadan Samatar oo Soomaalidu aad u Xiisayso Fankiisa ayaa Burburki Dalka ka Hor ka mid ahaa  Kooxda Waabri ee Hoballada Qaranka Soomaaliyeed.

 

 

 

 

Leave A Reply

Your email address will not be published.