Kooxo biskoolado ku hubeysan ayaa goordhaw oo caawa ah Degmada Xamar Weyne ee gobolka Banaadir  ku toogtay Guddoomiye Waaxeed ka tirsanaa Degmadaasi. Kooxdan...

Xaashi Cumar Xasan oo ah muwaadin Soomaaliyeed oo muddo ku dhow labaatan sano ku xirnaa xabsiyo ku yaal dalka Talyaaniga ayna maxkamad racfaan u xukmisay...

Guddoomiyaha gobolka banaadir ahna duqa Muqdisho Eng C/raxmaan Cumar Cismaan Yariisow ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Ergayga gaarka ee QM u qaabilsan...

Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi oo warbaahinta kula hadlaayay Magaalada Hargeysa ayaa eedeyn kulul u jeediyay Madaxda dowladda Soomaaliya oo...

Ciidamo ka wada tirsan dowladda Soomaaliya ayaa ku dagaalamay degmada Dayniile gaar ahaan xaafadda loo yaqaano saban saban oo ah xero Ciidan sidda ay xaqiijiyeen...

Madaxweynaha Maamulka Puntland, Cabdiweli Gaas ayaa aqbalay iscasilaada taliye ku xigeenka ciidanka Daraawiishta Puntland, Sareeyo Guuto Dayr Xaaji Aadan,...

Barcelona ayaa wajaheysa tijaabo adag oo ay kusii heysan karto rikoorkeeda guul daro la’aanta ah ee horyaalka La Liga marka ay caawa usafrayaan Seville. Blaugrana...

Manchester United ayaa soo dhaweyn doonta kooxda Swansea kulan katirsan Premier League, iyagoo og in 12 dhibcood ay ka sareeyaan kooxda kaalinta shanaad...

Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari Gudoomiyaha Golaha Shacabka Soomaaliya oo shir Jaraa’id goor dhow ku qabtay magaalada Muqdisho ayaa sheegay in kulankii...

Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa xalay kulan la qaatay Guddoonka Baarlamaanka Soomaaliya oo maalmihii lasoo dhaafay uu...