Publisher is the useful and powerful WordPress Newspaper , Magazine and Blog theme with great attention to details, incredible features...

WAR CUSUB: RW-ha Lubnaan Oo Sacuudiga Looga Yeerey, Xili…………

Ra’iisul wasaraha dalka Lubnaan sacad Xariiri ayaa booqasho ku tagay boqortooyada sacuudi carabiya gaar ahaan caasimadda Riyadh.

Waa safarkii ugu horeeyay oo uu halkaasi ku tago tan iyo markii bishii Novembar ee sanadkii hore uu sheegay inuu iscasilay ka hor inta uusan go’aankaasi ka laaban markii uu dib ugu laabtay dalkiisa.

Sulaiman Al-Akaili, oo ah falanqeeye siyaasadeed oo Riyadh ku sugan ayaa sheegay in booqashada Hariri ay ku soo aadeyso iyadoo sacuudiga uu isku dayayo in uu wanaajiyo xiriirka labada wadan.

“Waxaa labada dal ee Carabta ay lahaan jireen xiriir wanaagsan laakiin xiriirka Iran iyo Lubnaan ayaa waxyeello soo gaarsiiyay.

Sacuudi Carabiya ma rabto in Lubnaan ay raacdo waddada Ciraaq, “oo ay falanqeeyayaasha qaarkood u arkaan in lubnaan ay tahay wadan laga maamulo Iiraan.

Leave A Reply

Your email address will not be published.