Publisher is the useful and powerful WordPress Newspaper , Magazine and Blog theme with great attention to details, incredible features...

Xildhibaan Muudeey “Xeerka aan ansixinay waa dhaxal dhowrkii Dalka

Barlamaanka Soomaaliya ayaa Maanta ansixiyey Xeer Wadanka Soomaaliya lagaga Mamnuucayo Shirkada DP World Waxaana Guud Ahaan Wadanka laga joojiyey Shirkada DP World.

Xildhibaanada iyo Shacabka Soomaaliyeed ayaa aad ugu midaysnaa go,aanka ah in Wadanka laga Mamnuuco Shirkada DP World Waxaana Dadka Sida adag uga hadlay ka mid ah Xildhibaan Muudeey.

 

Leave A Reply

Your email address will not be published.