Publisher is the useful and powerful WordPress Newspaper , Magazine and Blog theme with great attention to details, incredible features...

Aqalka sare ee dalka oo dib u dhig ku sameyey ka doodista ka mamnuucida DP World Ee Dalka

Xubnaha Golaha aqalka sare ee baarlamaanka Soomaaliya oo maanta yeeshay kulanka ugu horeeya ee kalfadhiga 3aad ayaa loo qeybiyay xeerka shalay ay Golaha shacabka ku mamnuuceen in ay dalka ka shaqeyso shirkadda DPworld ee laga leeyahay dalka isutagga imaaraadka carabta.

Senator-ada ayaa maanta aysan u suurtagelin in ay ka doodaan Xeerka Shirkadda DP World ,maadaama ay ka hadleen Weerarkii lagu qaaday Guriga Cabdi Xasan Cawaale Qeybdiid.

markii shirka uu soo gaaray qeybaha dambe ayaa Guddoonka Aqalka Sare waxaa uu sheegay in maalinta Berri ah laga hadli doono kiiska Shirkadda DP World.

Leave A Reply

Your email address will not be published.