Mas’uuliyiinta dalka Itoobiya ayaa sheegay in inkabadan kun qof xabsiga loo taxaabay tan iyo intii xaaladda degdega lagu soo rogay dalkaasi muddo bil...

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa maanta si wadajir ah u qaabilay Guddiga Qaramada Midoobay iyo...

Maamulka Galmudug ayaa ku dhawaaqay dagaal ka dhan ah dagaalyananada Al-Shabaab ee ku sugan degmooyin ka tirsan gobolada Galgaduud iyo Mudug. Madaxweyne...

Wararka naga soo gaaraya degaanka Buulo Mareer ee gbolka Shabeellaha Hoose ayaa waxa ay sheegayaan in Al-Shabaab halkaasi ay ku qaadeen Weerar toos sh...

Zlatan Ibrahimovic ayaa labo jeer shabaqa soo taabtay kulankiisa kowaad uu LA Galaxy u cayaaro kulan ka tirsanaa horyaalka Mareekanka MSL. Naadiga LA Galaxy...

Tababaraha Chelsea Antonio Conte ayaa qiray inuu ku dhawaanayo ka tagista kooxda ka dhisan galbeedka London ee Blues. Chelsea ayaa caawa garoonkeeda ku...

Laba wiil oo Soomaali ah iyo mid kale oo ajnabi ah ayaa lagu xiray magaalada Toronta ee dalka Canada kuwaas oo lagu eedeeyay in ay ku lug lahaayeen dil...

Maamulka gobolka Waqooyi Bari dalka Kenya ayaa sheegay in ay dib u bilaabi doonaan derbiga dowladda Kenya ay ka dhisayso xadka ay la wadaagto Soomaaliya. Guddoomiyaha...

Sidda ay xaqiijiyeen qaar ka mid ah Xildhibaanada Golaha Shacabka ciidankii hore u joogay Dhismaha Baarlamaanka ee Muqdisho ayaa dib loogu celiyay mas’uuliyadda...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari ayaa beeniyay in uu doonaayo in uu iscasilo, xilli saacaddihii lasoo dhaafay ay soo baxaayeen...