Warbixin kasoo baxday Waaxda Q,M u qaabilsan la socoshada waxyaabaha qarxa oo lagu qoray wakaaladda wararka Shinwaa ayaa lagu sheegay in Sadexdii sanno...

Shirka Golaha Wasiirada Maamulka Puntland oo uu shir guddoominayay Madaxweynaha Puntland C/wali Maxamed Cali Gaas ayaa waxaa looga hadlay arrimo dhowr...

Wararka inaga soo gaaraya degmada Deyniile ee Gobolka Banaadir ayaa waxa ay sheegayaan in dagaal uu ka socdo xaafada 77 ee degmadaasi. Dagaalkan oo si...

Ciidamo ka tirsan milatariga Soomaaliland ayaa la sheegay in qof dumar ah ay ku dileyn Tuulada Xeyle ee gobalka Sool, sidoo kalane ay qof kale ku dhaawaceyn. Goob...

Madaxweynaha Maamulka Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare oo ku sugan magaalada Beledweyne ee xarunta Gobolka Hiiraan kulamana la qaadanaya qeybaha kala duwan...

Taliyaha Ciidanka Xoogga dalka  Gen. C/wali Jaamac Xuseen (Gorod) ayaa ka hadlay dhacdadii shalay ee xarunta Golaha Shacabka, taasi oo sababtay inuu baaqdo kulankii Baarlamaanka. Wuxuu sheegay markii hore in balanka uu ahaa inaanay ciidan gelin gudaha xarunta Golaha Shacabka, balse ay galeen shalay xarunta Ciidan hubeysan oo aanan la ogeyn. Taliska Ciidanka Xoogga dalka...

Dalka Soomaaliya ayaa ku jira xaalad rabsho siyaasadeed oo la isku mari la,yahay, ka dib markii xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Dowladda federaalka ay Mooshin (soo jeedin Kalsooni kala Noqosho ) ka keeneen Guddoomiyaha Golaha Shacabka Rug Cadaaga Prof.Maxamed Sheekh Cismaan (Jawaari) oo markii 2aad qabtay Xilka afhayeenka Baarlamanka Dowladda Federaalka Soomaaliya,...