Nin hubaysan ayaa toogasho ku laayay dad u shaqaynayay jaamacad ku taalla magaalada Eskisehir ee dhacda waqooyiga galbeed ee dalka Turkiga. Warbaahinta...

Waxaa faah faahin dheeraad ah laga helayaa qarax labaad oo duhurnimadii maanta ka dhacay Barkontorool oo Ciidanka Nabad Sugidaa ay ku leeyihiin meel aan...

Manchester United ayaa lagu soo waramayaa iney xiiso u qabto xidiga la celin la’yahay ee Liverpool Mohamed Salah sida ay sheegayaan warbixino ka imaanaya...

Wararka inaga soo gaaraya Igsoyska KM4  ee magaalada Muqdisho ayaa waxa ay sheegayaan in goor dhow uu qarax gaari ka dhacay Agagaarka Isgoyska gaar ahaan...

Booliska dalka Kenya ayaa shalay waxa ay sheegeen in ay jiraan rag tiradooda ay gaareyso ilaa 8 nin oo ka tirsan ururka Al-shabaab, kuwaasi oo qorsheynaya...

Guddoomiyaha Gobolka Benaadir ahna Duqa Muqdisho Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng.Yarisow) oo marti ku ahaa barnaamijka Dood Furan ee ka baxa Telefeshinka...

Waxaa saakay markale xiran qeybo ka mid ah wadooyinka magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya, sida ay inoo sheegeen dad goobjoogayaal ah oo soo maray...