Waxaa caawa isbadal lagu sameeyay Ciidamada amaanka ee magaalada Muqdisho iyadoo dib loo furay wadooyinkii ee gobalka Banaadir. Dhamaan Ciidaamadii NISA...

Ugu yaraan 3 qof ayaa la xaqiijiyay in ay ku dhinteen 4 kalena ay ku dhaawacmeen qarax ka dhacay Duleedka Magaalada Jowhar ee Caasimadda maamulka Hirshabeelle...

Ra’iisal Wasaaraha cusub ee dalka Itoobiya, Dr Abiy Ahmed ayaa maanta booqasho ku tagay magaalada Jigjiga ee xarunta dowlad deegaanka Soomaalida ee Itoobiya. Waxaa...

Dadaallo kala duwan ayaa ka socda Xarunta Villa Hargaysa kuwaasoo lagu  doonaayo in lagu xaliyo Khilaafka ka dhex taagan Golaha Shacabka Soomaaliya. Kulankii...

Lula da Silva  Madaxweynihii hore ee Brazil ayaa waxaa gurigiisa hareereeyay ciidamo ka tirsan  booliska dalkaasi ka dib markii uu bilaabay  dhuumaaleysi...

Maxkamad ku taalla dalka Ingariiska ayaa shaacisay in xukun lagu riday muwaadin Soomaaliyeed kasoo lagu eedeeyay in uu qorsheeynaayay in uu u biiro Kooxda...

Manchester City ayaa kusoo dhaweyn doonta Manchester United garoonkeeda Etihad Stadium kulan katirsan horyaalka Premier League. kooxda Pep Guardiola ayaa...

Abiya Axmed Cali Ra’iisul wasaaraha cusub ee Dalka Itoobiya ayaa Maanta lagu wadaa inuu booqasho ku tago Magaalada Jigjiga ee xarunta Dowlad degaanka...

Kulan maanta lagu waday in ay Magaalada Muqdisho gaar ahaan xarunta Golaha Shacabka ay ku yeeshaan xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya ayaa baaqday sidda...

Xildhibaanada Baarlamaanka ee mooshinka ka keenay Guddoomiye Jawaari ayaa mar kale ugu baaqay inuu is casilo, kaddib kulan ay ku yeesheen Muqdisho. Xildhibaanada...