Wasaaradda amniga Xukuumadda federaalka Somalia Soomaaliya ayaa war kasoo saartay xaaladda amniga Muqdisho. Qoraal ka soo baxay Wasaaradda ayaa lagu beeniyey...

Xarunta Wasaaradda Arrimaha Dibadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta waxaa ka dhacay kulan uu shir guddoominayay Wasiirka Arrimaha Dibadda...

Wararkii ugu dambeeyay ee lacag maanta ay keentay diyaarad gaar ah magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in lacagtaa oo cadadkeeda ay warar kala duwan ka soo...

Wasiirka Wasaarada Howlaha Guud iyo Dib u dhiska Soomaaliya Eng: Saadaq C/laahi Cabdi ayaa Maanta gaaray magaalada Dhuusamareeb, waxaana Garoonka Diyaaradaha...

Guddoomiye ku-xigeenka koowaad ee Golaha Shacabka Soomaaliya BFS C/weli Sheekh Ibraahim Muudey ayaa Farriin uu u diray Xildhibaanada ku caddeeyay in maalinta...

Wargeyska mintpress-news ayaa daabacay in saraakiil ku sugan magaalada Washington ay qoorsheynayaan dagaal dheer oo lala galo dowladaha Shiinaha iyo Ruushka...

Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Hirshabeelle ayaa la sheegay in ay saxiixeen Mooshin ka dhan ah Madaxweynaha maamulkaasi Maxamed Cabdi Waare. Xubno...

Tababare Jose Mourinho ayaa kooxda Manchester City ugu hambalyeeyay iney u socdaan ku guuleysiga koobka horyaalka Premier League, sidoo kalana wuxuu qiray...

Manchester United ayaa diyaar u ah inay bilawdo qorshe ay suuqa kala soo wareegeyso ciyaaryahan badan oo uu kujiro Neymar xagaagan. Daily Star ayaa sheegeysa...

Madaxweynaha Soomaaliya ayaa xalay kulamo kala duwan la qaatay dhinacyadda uu Khilaafku ka dhaxeeyo ee xildhibaanada Golaha Shacabka Soomaaliyeed. Waxaa...