Prof. Maxamed Sheekh Cusmaan (Jawaari) ayaa Idaacadda BBC-da laanteeda afka Soomaaliga u xaqiijiyay inuu iska casilay xilka Gudoomiyaha Golaha Shacabka...

Wararka inaga soo gaaraya degmada Howlwadaag ee Gobolka Banaadir ayaa waxa ay sheegayaan in maqribnimadii caawa Bambo gacmeed lagu weeraray fariisin Ciidamo...

Wararka ka imaanaya deegaanka Faxfax-dhuun ee gobolka Gedo ayaa sheegaya in ciidamada Kenya ee qeybta ka ah ciidamada Midowga Afrika ee nabad ilaalinta...

Madaxweynaha maamulka Galmudug Axmed Ducaalle Geelle Xaaf ayaa ka hadlay Iscasilaadii uu maanta Sameeyay Gudoomiyihii Baarlamaanka Soomaaliya Maxamed Sheekh...

Kusimaha Madaxweynaha ahna Madaxweyne ku xigeenka Puntland Cabdixakiin Cabdillaahi Camey ayaa magaalada Laascaanood u magacaabay Duq Ama Gudoomiye  Cusub...

Manchester United ayaa wali rajo ka qabta inay Man City ka dulqaado xiddiga reer Brazil Fred, sida ay sheegayaan warar soo baxaya maanta oo isniin ah. Kooxo...

Maxakamadda sare ee Ciidanka Qalabka sida ee Soomaaliya ayaa maanta Xukun dil toogasho ah ku riday Gaashaanlle Sare Cabdinaasir Xoosh Maxamed Kaas oo horey...

Xildhibaan Maxamed Cumar Dalxa oo ka mid ah mudanayaasha Baarlamaanka Soomaaliya lana hadlay warbaahinta ayaa sheegay in Xiisada siyaasadeed ee ka dhax...

Waxaa dib loo furay guud ahaan wadooyinka Magaalada Muqdisho, kadib markii uu is casilay Guddoomiyaha Golaha Shacabka Maxamed Sheekh Cusmaan (Jawaari). Ciidamada...

Wasaaradda Amniga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa waxa ay faah faahin ka bixisay Boorsooyinka lacagta lagu waday ee shalay laga soo dejiyay Garoonka...