Taliska Militariga Maraykanka ee Afrika ee loo yaqaano (AFricom) ayaa lagu sheegay inay duqayn ka gaysteen dhinaca Waqooyi Galbeed ee magaalada Kismaayo,...

Wefdi Uu Hoggaaminayo Wasiir kuxigeenka Wasaaradda Arrimha Dastuurka Dowladda Federaalka Soomaaliya Ayaa Maanta Gaarey Magaalada Baydhabo ee xarunta Gobolka Baay, halkaasi oo siweyn loogu soo dhaweeyey. Wefdigan Oo Iskugu Jiray Xubnaha Labada Aqal Ee Baarlamaanka Soomaaliya Iyo Kan Guddiga Madax Bannaan ee arrimaha Dastuurka Waxaa Horkacayay Dr Xuseen Cabdi Cilmi Wasiir...

Madaxweynaha Maamulka Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare ayaa xilka qaadis ku sameeyay Guddoomiyihii Gobolka Hiiraan, kadib warqad ka soo baxday xafiiskiisa. Guddoomiyaha...

Waxaa xalay lagu dilay Magaalada Gaalkacyo ee gobolka Mudug Xisaabiyihii Dowladda Hoose ee Puntland u qaabilsanaa magaaladaas oo magaciisa la oran jiray...

Kabtankii hore ee kooxda Manchester United Rio Ferdinand ayaa ku booriyey Red Devils inay u dhaqaaqo soo xero gelinta Weeraryahanka Real Madrid ee Gareth...

Weeraryahanka reer Masar Mohamed Salah ayaa si rasmi ah ugu guuleestay laacibkii Liverpool ugu wanaagsanaa bishii Maarso. Salah waxay u tahay markii lixaad...

Garoonka diyaaradaha ee magaalada Muqdisho Waxaa maanta ka duulaya Wafdi uu hogaaminayo Madaxweynaha Dowladda Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo isagoona...

Wasaaradda Amniga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa waxa ay sheegtay in isbedel lagu sameeyay qorshaha amniga guud Magaalada Muqdisho ee caasimadda...

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Maxamed Farmaajo oo xalay la hadlayay Xildhibaannada labada Aqal ee Baarlamaanka...

Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa  xalay casho sharaf u sameeyay guddoomiyihii hore ee Golaha...