Haweeney lagu tuhunsan yahay iney ka dambeysay dilka ninkeeda.

Ciidamada Booliska ayaa wada baaris la xiriirta dil dhacay bishii maarso ee sanadkan.

Lois Reiss, oo 56 jir ah kuna dhaqan Minnesota, ayaa lagu tuhunsan yahay inay ku dishay ninkeeda David gurigeeda 23-kii Maarso, sida laga soo xigtay Xafiiska Sheriff’s Dodge County. Blooming Prairie oo ku yaala koonfurta Minneapolis.

Duqa Gobolka Dodge ayaa sheegay in la helay David jidhkiisa  oo leh dhaawacyo badan oo xabbadeed, intaasi ka dib  waxaa meesha soo gaaray ciidamada bilayska, Xaaskiisa Lois ma jirin meel laga helo oo loo raadiyo dilka ka dib,

http://abcnews.go.com/US/minnesota-woman-allegedly-commits-double-murder-steals-womans/story?id=54478031 

 

Facebook Comments

Comments

comments

About the Author

Leave A Response