Xisbiyada mucaaradka ee Dalka Turkiga ayaa aad usoo dhoweeyay soo dedejinta doorashooyinka Madaxtinimo iyo kuwa Baarlamaaniga ah ee Dalkaasi. Hoggaamiyaha...

Guddoomiyaha Xisbiga Wadani ee Somaliland C/raxmaan (Cirro) ayaa waxa uu ka hadlay hadalkii shalay ka soo baxay Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda...

Wabiga Jubba ayaa fatahaad ka sameeyaydegmada Luuq ee Gobolka Gedo wuxuuna saameyn ku yeeshay dadka beeraleyda ah ee aaga ka dhaw. Biyaha Fatahaada ayaa...

Jose Mourinho ayaa u arka Toni Kroos inuu yahay saxiixii ugu wanaagsan xagaagan la saxiixan karto kooxda Manchester United, sida uu sheegay wargeysyada...

Rafael da Silva ayaa shaaca ka qaaday inuu u sheegay tababare Van Gaal inuu ka tagi doono Manchester United ka dib kulankiisii ugu horeeyay oo qaatay muddo...

Cabsi dhanka amniga ah oo ka taagan woqooyi Bari Kenya ayaa halis ku noqotay Waxbarashada gobolkaasi kadib markii macallimiin iskuulada gobolka wax ka...

Hay’adda u dooda xuquuqda aadanaha ee Human Rights Watch ayaa waxay soo saartay qoraal ay kaga hadashay tacadiga Qaxootiga iyo Magangelyo-doonka ah ee...

Guddigan ka socda Qaramada Midoobay ayaa Arbacadii shalay filayey inay hawlahooda ka bilaabaan magaalada Douma oo ay gaareen, balse waxaa la sheegay in...

Waxaa saakay dagan xaalada wadada isku xirta magaalooyinka Jowhar iyo Balcad oo kawada tirsan gobolka Sh/Dhexe. Wadadaas ayaa shalay lagu weeraray gaadiid...

Guddoomiyaha Baarlamaanka Maamulka Jubbaland Sheeh Cabdi Maxamed ayaa sheegay in dhameystirka Dastuurka loo weecinayo ama laga doorbidayo in dhaqaale lagu...