Boqor Buur-Madoow Oo dib xoriyadiisa u helay.

Si rasmi ah looma shaacin sifaha uu xoriyadiisa dib ugu helay Boqor Buur-Madow hase yeeshee waxaa socday labadii maalmood ee la soo dhaafay cadaadis lagu saarayay Somaliland inay sii dayso Boqor Buur-Madow.

Boqor Buurmadow ayaa lagu eedeeyey inuu wax u dhimay qaranimadda Somaliland waxana xabsiga loo taxaabay xilli uu dib ugaga soo laabtay safar uu ku tegey wadanka Isutagga Imaaraadka Carabta.

Xariga boqor Buurmadow ayaa dadweyne degan degmada Ceel afweyn u mudaahraadeen, isla markaana xarigiisa ku tilmaameen mid sharci daro ah.

Ciidamada Somaliland ayaa xiray Boqorka Markii uu kasoo laabtay Booqasho uu ku tagay degaanada maamulka Puntland.

Facebook Comments

Comments

comments

About the Author

Leave A Response