Cirro oo aqbalay guusha Muuse Biixi

Cabdiraxmaan Cirro ayaa goordhawayd shaaciyay inuu aqbalay natiijadii ay ku dhawaaqeen gudiga doorashooyinka Somaliland asagoo xeerinaya nabadda, xasiloonida iyo wadajirka shacabka Somaliland. Cirro ayaa sheegay in wax kasta oo uu tabanayay uu uga tanaasulay danta guud iyo wadanoolaanshaha, si looga…
Farmaajo oo u hambalyeeyay Muuse Biixi

Madaxweynaha dawladda federaalka Soomaaliya, Maxamed Cabdullaahi Farmaayo ayaa u hambalyeeyay madaxweynaha cusub ee Somaliland, Muuse Biixi Cabdi. Farmaajo ayaa sidoo kale Shacabka Somaliland iyo xisbiyada siyaasadeed ku amaanay sida quruxda badan ee ay u dhacday doorashadii Somaliland. “Waxaan u mahadcelinayaa…
Masaajid dhiirigalinaya Jimicsiga

Masaajid ku yaalada dalka Turkiga ayaa bilaabay inuu dadka ku soo tukada ku dhiiri galinyo jimicsiga jirka. Magaalada Kutahya ayaa xiliga dadku ka faaruqo salaadda, qofkii firaaqo haya ee aan meel u degdegsanayn ayaa dhalinyaro barata culuumta jimicsiga iyo isboortiga…
Somaliland oo lagu kala adkaaday

Natiijadii doorashada Somaliland ee in kabadan todobaadka la sugayay ayaa maanta la shaaciyay in lagu kala adkaaday. Gudiga doorashooyinka ayaa shaaciyay in xisbiga Kulmiye uu ku guulaystay aqlabiyadda dadkii cod kooda dhiibtay, sidaasi darteedna madaxweynaha xigga ee Somaliland wuxuu noqonayaa…
Farmaajo oo Imaaraadka u duulay

Farmaajo ayaa safarkii 16aad ku aaday dalka Imaaraadka xili ay jiraan caqabado siyaasadeed iyo kuwo amni oo dalku ku sii hoobanayay sadexdii bilood ee ugu danbaysay. Madaxweynaha oo aan la shaacin sababta rasmiga ee ka danbaysa socdaalka uu ku bixiyay…
Garoonka Cabdi Bille Cabdi oo roog cagaaran la dhigay

Garoonka ku badadda cagta iyo ciyaaraha fudud ee magaalada Laascaanood oo loogu magacdaray halyaygii orodka Cabdi Bille Cabdi ayaa maanta lagu bilaabay dhigista roogga cagaaran ee cawska macmalka ah. Mashruuca horumarineed ee garoonka Cabdi Bille waxaa abaabulkiisa iyo ka midho…
Warbixin iyo talo soojeedin ku saabsan magaalada Carmo

Magaalada Carmo waxay ka mid tahay magaalooyinka sida xawliga leh u koray xagga dhismaha iyo xagga adeegyadaba. Magaalada waxaa la aasaasay bishii Maajo ee sannadkii 1993kii, waxaana lahaa fikradda iyo aasaaskaba rag ay hormuud u ahaayeen Salaad Cali Hogato, Siciid…
Baarlamaanka oo dhiibistii Qalbidhagax ku tilmaamay khalad dhacay

Kadib warbixin dheer oo ay baarlamaanka ka hor akhriyeen gudidii loo saaray soo uruurinta macluumaadka ku saabsan dhiibistii Cabdikarim Qalbidhagax ayay baarlamaanka ka dhex bilaabatay dood iyo codayn lagu soo afmeeray. Warbixinta ay gudiga kiiska ku jiray soo bandhigeen oo…
Khilaafka Galmudug oo xal laga gaarayo

Maamul gobolleedka Galmudug oo uu ragaadiyay khilaaf marar badan dhaliyay gacan ka hadal, ayaa ugu danbayn u muuqda inuu cagta saarayo wadadii nabadda iyo is afgaradka. Gogol uu soo qabanqaabiyay urur gobolleedka IGAD oo ku fidsan magaalada Nairobi ayaa la…
Taliyaha nabadsugidda Jubbaland oo ka cudurdaartay hogaaminta NISA

Khaalid Sh. Cabdullahi, taliyaha ciidamada nabadsugidda ee Jubbaland oo loo soo bandhigay inuu qabto xilka hogaanka nabadsugidda qaranka ayaa lagu soo waramayaa inuu ka cudurdaartay. Khaalid oo lagu amaano sida uu nabad ugu soo dabaalay magaalada Kismaayo ayaa hogaamintiisu waxay…