Author: darajo

Abwaan Sangub oo Hees Cusub u Sameeyey Deeqa Bilan, Yey ku socotaa heesta? VIDEO

Fanaanada caanka ah ee Deeqa Bilan ayaa todobaadkani soo saartay hees cuusb taasi oo lala yaabay ereyada iyo laxanka saaran heesta isla markaana lagu daray codka dahabiga ah ee fanaanada Deeqa Bilan oo fanka soo gashay xilli hore waxaana heestani oo hada nuuqaal laga soo dhigay la soo dhigay barta Youtube-ka.

Heestani oo la magac baxday Arooskeyga Daawada ayaa dad badan si weyn uga heleen balse maadaama uu heestani sameeyey Abwaanka weyn ee gaamuray sangub ayaa dad badan ka wada heleen.

hadaba aqrisyaasheena sharafta leh waxaa idin soo bandhigaynaa heesta oo aad ka daawan kartaan qeybta hoose waxaana ka dhiiban kartaa fikirkaada adigoo qeybta hosoe ku cabiraya sida ay kula tahay.

HALKANI KA DAAWO VIDEO

Fanaanka Abdirisaq BK oo soo saaray Muuqaal aanan horey loo arag isagoo joogo Minneapolis VIDEO

Fanaanka caanka baxay ee sida weyn loogu daba dhacay isla markaana ay jecel yihiin dhalinyarada qarnigani waa Al-Fanaan Abdirisaaq BK ayaa todobaadkani soo saaray hees cusub oo la magac baxday IKRAAN isagoo heestani ku soo qaaday dhex bartanka magaalada Minneapolis ee dalka Maraykanka.

Fanaankani ayaa heestani si weyn ugu farayareystay iyadoo muuqaalkani ay soo saareen bahda shabakada xagasha Quman ee Xogmaal qeybtooda magaalada Minneapolis,..

Hadaba Heestani oo maqal muuqaal ah kuna cusub dhagaha iyo dhaayaha bulshada Soomaaliyeed ayaa waxaa aqristayaasheena ugu tala galnay in ay daawadaan,

HALKANI HOOSE KA DAAWO VIDEO


screen-shot-2016-12-02-at-11-36-12-pm