Mogadisho Somalia

This user hasn't shared any profile information

Guddiga qaban qaabada doorashada Guddoomiyaha Golaha Shacabka, ayaa soo saaray jadwalka doorashada iyo shuruudaha Musharaxiinta u tartamaya xilka Guddoomiyaha...

Xubnaha Golaha Wasiirada ee isku soo sharaxay xilka Guddoomiyaha Golaha Shacabka ayaa shuruud looga dhigay inay marka hore iska casilaan xilka Wasiir ee...

Booliiska rabshadaha ka hor taga ee magaalada Pittsburg ee dalka Maraykanka ayaa isu diyaarinaya sidii ay uga hortagi lahaayeen rabshado laga baqdin qabo...

Wararka ka imaanaya magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in la joojiyey hawlihii milateri iyo caafimaad ee Iimaaraadka carabtu ka wadeen Soomaaliya. Hawlaha...

Ra’isul wasaaraha dalka Itoobiya Dr Abiy Ahmed ayaa balanqaaday in uu isbadal ku samayn doono sharciyada uu sheegay in ay horseedeen ku tumashada...

Ciyaartooyda xulka Qaranka Soomaaliya ayaa Guul taariikhi ah ka gaaray Xulka Qaranka Itoobiya kadib Ciyaar xiiso badan oo ka dhacday dalkaasi. Ciyaarta oo u dhaxeysay dhalinyarada da’doodu tahay 17 Jirada ayaa markii hore ku soo dhamaatay 3-1 waxaana ku badiyay Xulka Itoobiya. Baaritaan la sameeyay kadib ayaa la ogaaday in Itoobiya ay u ciyaareen dhalinyaro ka weyn 17...

Tv-ga Hctv ee xaruntiisu tahay Magaalada Hargaysa ayaa soo Bandhigay Qashinka iyo Nadaafad Darada dhex yaala Gudaha Magaalada Hargaysa ee Caasimada Maamulka...

Dowladda Mareykanka ayaa waddamada ku yaalla koonfurqa qaaradda Ameerika ka codsaday in ay takooraan madaxweynaha dalka Venezuela Nicolas Maduro. Madaxweyne...

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Caasimadda Soomaaliya, Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng.Yarisow) oo Dugsiga Tababarka Booliska Jenaraal Kaahiye...

Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa  xalay casho sharaf u sameeyay guddoomiyihii hore ee Golaha...