All Stories

Miyuu dhacay Calankii Kubbadda Cagta ee Talyaaniga?

Xulka kubbadda cagta ee Talyaaniga ayaa ka haray koobka adduunka markii ugu horeysay tan iyo sanadkii 1958-dii, waxaana hadda la’isweeydiinayaa in Talyaaniga uu luminayo mucjisaddii ciyaaraha isaga oo horey ugu guuleystay 4 koobka adduunka ah. Xulka qaranka Talyaaniga oo magaca…