You Are Browsing ‘Technology’ Category

Inta badan Wadamada Horumaray dadkooda waxaa ay aad u xanaaneystaan oo guryaha u jooga Xayawaanka dabjoogta ah gaar ahaan Bisadda, Iyagoona guryaha ku xira kaamarooyinka qarsoon si ay ula socdaan hadba waxa Gurigooda. Source of Video CCTV HALKAN KA DAAWO   http://xogmaal.co/wp-content/uploads/2018/04/CAT.mp4 ...

Senegal waa mid ka mid ah dalal dhowr ah oo Afrikaan ah oo hoos u dhigay kiisaska duumada 20 boqolkiiba sannadkii hore, waxaa aad u caawiyay qayb ka mid...

Asaasaha Facebook-ga Mark Zuckerberg ayaa sheegay in isbedela lagu sameeyay qaabka daalacashada wararka ee Facebook-ga ay sababtay inuu hoos u dhac ku...

Wargeyska Daily Mail ee ka soo baxa dalka Ingiriiska ayaa baahiyay in Dhakhaatiir u dhashay dalka Hindiya ay 639 Musmaar ka soo saaray mindhicirka nin...

App dhallinyarada ku dhiirigaliya in uu midba midka kale u wanaagsanaado ayay shirkadda Facebook siisatay lacag aan caddadeeda la shaacinin. App-kan oo...

Haddii aad weligaa maqli jirtay Soomaali iyaga uun is jeclaada, maanta waxaan idin heynaa wiil Soomaali ah oo jeclaaday gabadh Hindi ah, kuwaa oo ku kala...

Bishii la soo dhaafay, 145 milyan oo qof oo Mareykan ah ayaa ogaaday in sirtooda loo dhacay. wuxuu ahaa weerarkii ugu waynaa ee taariikhda akhbaarta internet-ka. Dadka...

Maxkamad ku taalla dalka Jarmalka ayaa maanta go’aan ka gaaraysa in milkiilaha Dameer isku dayay in uu qaniino Gaari ah nooca raaxada uu bixinayo iyo...

Cilmibaarayaal u dhashay dalka Japan ayaa ku howlan sidii ay u soo saari lahaayeen baabuur laga sameeyay alwaax ama looxaan adag kuwaasoo bedeli kara gaadiidka...

Dhawr nin ayaa hareero fadhiya saxaarado ku teedsan wadado ku taal Hargaysa, Somaliland. Way buuqayaan oo waxay ku murmaya tayada qaad markaas uun loo...