You Are Browsing ‘WARARKA MAANTA’ Category

Ra’isal wasaaraha xukumadda fedraalka Soomaaliya Xasan Cali Kheyre oo maanta ka qeyb galayay kulan loogu magacdaray daahfurka tirakoobka shaqaalaha Rayidka ah ee dowladda Soomaaliya, ayaa sheegay in dowlada canshuurta ay ka qaato dadka shacabka ah aysan siindoonin dad aan u shaqeynin dowlada Soomaaliya. Ra`iisul...

Guddiga qaban qaabada doorashada Guddoomiyaha Golaha Shacabka, ayaa soo saaray jadwalka doorashada iyo shuruudaha Musharaxiinta u tartamaya xilka Guddoomiyaha...

Xukuumadda Soomaaliya ayaa kaga digtay dowladdaha iyo sidoo kale Hay’addaha kala duwan ee doonaya in ay ka howlgallaan Soomaaliya in ay ka shaqo billaabaan...

Madaxweynaha Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, waxa uu maanta xafiiskiisa ku qaabiley wefti ballaaran oo ka socda dalka isu-tagga imaaraadka carabta...

Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya weerar xalay lagu qaaday ciidamo ka tirsan dowlada oo fadhiisimo cusub ka sameystay xaafada Xamar Jadiid degmada Warta-Nabada...

Wararka ka imaanaya deegaanka Mooyaale ee ku yaala sooh-dinta u dhaxeysa wadamada Soomaaliya, Ehtiopia iyo Kenya aya waxay sheegayaan in halkaasi ay ka...

Dowladda Turkiga ayaa tallaabo wanaagsan ku tilmaamay hannaanka loo Daryeello Maxabiista  Soomaaliyeed ee ku xiran Xabsiga dhexe ee Xamar kaddib markii...

Raiisulwasaarihii Hore ee Soomaaliya Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaake ayaa faahfaahin ka bixiyay hadalkii dhawaan kasoo dowladda Imaaraadka Carabta ee...

Khilaaf ayaa soo gala dhexgalay Wasiiradda Warfaafinta maamul goboleedyadda iyo sidoo kale wasaaradda Warfaafinta Soomaaliya, waxaana Khilaafkaan uu ka dhashay kulan shalay ka dhacay Muqdisho oo looga hadlaayay Badqabka Suxufiga. Wasiiradda oo warbaahinta kula hadlay Magaalada Muqdisho waxa ay sheegeen in shirkaan lagu casuumay, islamarkaana markii ay yimaadeen ay la kulmeen...

Kim Jong-un ayaa sheegay in dowladiisu aysan mardambe tijaabin doonin gantaalada niyukliyerka iyadoo dowladaasi ay soo bandhigtey hubka Niyukliyerka ah...