You Are Browsing ‘Caalamka’ Category

Ciidamada Booliiska dalka boqortooyada Sacuudiga ayaa faafaahin ka bixiyay Rasaas xalay laga maqlayay magaalada Riyadh iyo Diyaarad Drones ah oo lagu soo riday magaaladaasi. Afhayeenka Booliska ee magaalada Riyadh ayaa u sheegay wakaalada wararka ee Sacuudiga in ciidamada ammaanka ay ku howlanyihiin sugida...

Kim Jong-un ayaa sheegay in dowladiisu aysan mardambe tijaabin doonin gantaalada niyukliyerka iyadoo dowladaasi ay soo bandhigtey hubka Niyukliyerka ah...

Dowladda Kenya ayaa sheegtay in ay diyaarinayso Kolonyo ay la socdaan ciidamo kuwaasoo ilaalin doona amaanka gawaarida Isticmaala gobolka Waqooyi Bari...

War ka soo baxay Hey’adda OPCW ayaa lagu sheegay in khubaradooda ay soo uruuriyeen walxa ay ku baari doonaan sheybaaradooda. Madaxda hey’addaasi OPCW...

Cyril Ramaphosa hogaamiyaha wadanka koofurta Africa waxa uu dib uga noqday shirka dalalka Barwaaqa sooranka ee uga soconaya magaalada London, si uu ula...

Sacuudi Carabiya ayaa la qorsheynayaa in laga daawado filimkii ugu horeeyay oo laga baahiyo goob fagaare ah ku dhawaad 40 sano. Dad fara badan ayaa la...

Booliiska rabshadaha ka hor taga ee magaalada Pittsburg ee dalka Maraykanka ayaa isu diyaarinaya sidii ay uga hortagi lahaayeen rabshado laga baqdin qabo...

Xisbiyada mucaaradka ee Dalka Turkiga ayaa aad usoo dhoweeyay soo dedejinta doorashooyinka Madaxtinimo iyo kuwa Baarlamaaniga ah ee Dalkaasi. Hoggaamiyaha...

Guddigan ka socda Qaramada Midoobay ayaa Arbacadii shalay filayey inay hawlahooda ka bilaabaan magaalada Douma oo ay gaareen, balse waxaa la sheegay in...

Doorashada Turkiga ayaa imika la qaban doonaa 24 bisha June ee sanadkan. Madaxwayne Erdogan ayaa sheegay in dalka si deg deg ah uu ugu baahan yahay madaxweyne...