You Are Browsing ‘XULKA WARARKA’ Category

Kim Jong-un ayaa sheegay in dowladiisu aysan mardambe tijaabin doonin gantaalada niyukliyerka iyadoo dowladaasi ay soo bandhigtey hubka Niyukliyerka ah ee ay haysato. Madaxweynaha Maraykanka Donald Trump ayaa ku tilmaamay warka ka soo yeeray Kuuriyada Waqooyi war wanaagsan halka dowlada Koofurta Kuuriya ay...

Si rasmi ah looma shaacin sifaha uu xoriyadiisa dib ugu helay Boqor Buur-Madow hase yeeshee waxaa socday labadii maalmood ee la soo dhaafay cadaadis lagu...

Dowladda Kenya ayaa sheegtay in ay diyaarinayso Kolonyo ay la socdaan ciidamo kuwaasoo ilaalin doona amaanka gawaarida Isticmaala gobolka Waqooyi Bari...

War ka soo baxay Hey’adda OPCW ayaa lagu sheegay in khubaradooda ay soo uruuriyeen walxa ay ku baari doonaan sheybaaradooda. Madaxda hey’addaasi OPCW...

Sida ay daabacday wakaaladda wararka Soomaaliyeed ee SONNA guddoomiyaha  Golaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa waxay ahayd mid...

Xildhibaanada Golaha Shacabka ayaa loo qeybiyay 15 Xubnood oo loogu tala galay in ay ka shaqeyaan qaban qaabadda Doorashadda Gudoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya. Guddoomiyihii...

C/raxmaan Ducaale Beyle Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya ayaa markii u horeysay ka ka waramay lacagtii Imaaraadka ee 8-dii April lagu qabtay Garoonka diyaaradaha...

Guddigan ka socda Qaramada Midoobay ayaa Arbacadii shalay filayey inay hawlahooda ka bilaabaan magaalada Douma oo ay gaareen, balse waxaa la sheegay in...

Gobolka Kansas gaar ahaan magaalada Garden City ee dalka Maraykanka ayaa xeer ilaaliyeyaasha jooga waxaa ay dambi ku helay rag  caddaanah oo lala xiriirinayay...

Wuxuu isku dyaya in uu dhisme ka soo tuuray wiilka yar ee sannad jirka ah oo uu asaga dhalay todobaadkii ina dhaafay. Aabbahan oo u dhashay Dalka koofurta...