Fanka & Suugaanta

Sacuudi Carabiya ayaa la qorsheynayaa in laga daawado filimkii ugu horeeyay oo laga baahiyo goob fagaare ah ku dhawaad 40 sano. Dad fara badan ayaa la filayaa in ay usoo daawasho tagaan dhacdadaan. Sanadkii lasoo dhaafay ayaa Xayiraada saarneyd shineemooyinka...

Warbixinadii ugu danbeeyey ee Dunida ka daalaco halkaan

Ciidamada Amaanka Sacuudiga Oo Ka Warbixiyey Rasaas Xalay Riyadh Laga Maqlayey Iyo Diyaarad Soo Dhacdey

Ciidamada Booliiska dalka boqortooyada Sacuudiga ayaa faafaahin ka bixiyay Rasaas xalay laga maqlayay magaalada Riyadh iyo Diyaarad Drones ah oo lagu soo riday magaaladaasi. Afhayeenka Booliska ee magaalada Riyadh ayaa u sheegay wakaalada wararka ee Sacuudiga in ciidamada ammaanka ay ku howlanyihiin sugida amniga magaalada wuxuuna sheegay in diyaarad yar oo ah kuwa aan duuliyaha laheyn ee Drone...

War aan laga fileyn Oo ka soo yeeray Hogaamiyaha Kuuriyada Waqooyi.

Kim Jong-un ayaa sheegay in dowladiisu aysan mardambe tijaabin doonin gantaalada niyukliyerka iyadoo dowladaasi ay soo bandhigtey hubka Niyukliyerka ah ee ay haysato. Madaxweynaha Maraykanka Donald Trump ayaa ku tilmaamay warka ka soo yeeray Kuuriyada Waqooyi war wanaagsan halka dowlada Koofurta...

Kenya oo ka wal walsan Ammaanka isu socodka Gaadiidka Waqooyi Bari.

Dowladda Kenya ayaa sheegtay in ay diyaarinayso Kolonyo ay la socdaan ciidamo kuwaasoo ilaalin doona amaanka gawaarida Isticmaala gobolka Waqooyi Bari Kenya. Waxaa ay sheegtay in tani looga hortaggi doono waxyeeladda dadka Shacabka ah kasoo gaarta Weerarada Al-Shabaab...

Warbixin Kooxda Baarayaasha hubka loo adeegsaday Suuriya oo gaaray Douma iyo walxa ay heleen.

War ka soo baxay Hey’adda OPCW ayaa lagu sheegay in khubaradooda ay soo uruuriyeen walxa ay ku baari doonaan sheybaaradooda. Madaxda hey’addaasi OPCW oo u xilsaarin xaqiiqio raadinta in hub Kiimiko ah loo isticmaalay dad shacab ah  ayaa sidoo kale sheegay in laga...

Real Madrid oo si fudud ku heli karta Pogba ka dib hadal kasoo yeeray xiddigan.

Real Madrid si fudud ayey ku heli kartaa Paul Pogba hadii ay dooneyso lasoo wareegi taanka xidigan sababtuna waa hadal kazoo yeeray xiddigan. Manchester United xiddigeeda Paul Pogba waxaa uu doonayaa inuu...

by Nairobi,Kenya

Jose Mourinho Oo Si Murug Leh Kaga Hadlay Bixitaaanka Arsene Wenger Ee Arsenal, Hal Midna Ka Codsaday Tababaraha France

Tababaraha Manchester United Jose Mourinho ayaa ku booriyay Arsene Wenger inuusan ka fariisan ciyaaraha kubadda cagta oo dhan. Tababaraha Arsenal ayaa shaaca ka qaaday subaxnimadii jimcihii inuu ka tagayo Gunners dhamaadka xilli ciyaareedkan.Mourinho ayaa yiri: “Haddii uu ku faraxsan yahay inuu fariisto waan faraxsanahay, hadii uu murugeysan yahay waan...

Koox gobolka Manchester ka dhisan oo qiimo waali ah ku dooneysa shabaq ilaaliyaha Barcelona Marc Andre Ter Stegen.

Gobolka Manchester kooxda ka dhisan ee United ayaa dooneysa si lama filaan ah in ay kula soo saxiixato shabaq ilaaliyaha kooxda Barcelona Andre Ter Stegen. Waa sheekada ugu xiisaha badan ee galinkaan dambe la war haayo, Don Balon aya shaacisay...

Rasmi: Arsene Wenger oo la xaqiijiyay inuu shaqada Arsenal iska dhiibayo dhamaadka xili cayaareedkan

Waxaa si rasmi ah loo xaqiijiyay tababare Arsene Wenger inuu hogaanka Arsenal iska dhiibi doono marka uu xili cayaareedkan soo idlaado. Wenger ayaa go’aan ku gaaray 22-sano oo uu Waqooyiga London hawl adag ka haayay inuu joojiyo marka...

Jose Mourinho Oo Guddiga Manchester United Ku Amray In Lasoo Iibiyo Ciyaaryahan Katirsan Real Madrid

Jose Mourinho ayaa u arka Toni Kroos inuu yahay saxiixii ugu wanaagsan xagaagan la saxiixan karto kooxda Manchester United, sida uu sheegay wargeysyada Ingiriiska. Tababaraha reer Portugal ayaa taageere weyn u ah xiddiga Real Madrid, waxaana...

Yemen rebels fire ballistic missile on Saudi capital, state TV reports

The Saudi Arabia-led coalition fighting Houthi rebels in Yemen has said it intercepted a ballistic missile south of Riyadh on Tuesday, according to Saudi state television station Al Ekhbariya. The missile...

Germany admits failings one year after Berlin Christmas market attack

Germany’s leaders have admitted that the government failed to provide adequate support to relatives of the victims of last year’s terrorist attack on a Berlin Christmas market, and acknowledged security...

Catalonia election: Muslim woman on a political mission

“It’s sad to turn on the television and never see a black face or an Arab personality,” says Najat Driouech, who is likely to become Catalonia’s first female Muslim MP. She says...

China condemns US ‘Cold War mentality’ on national security

China has condemned the “Cold War mentality” of the White House after the publication of a new US national security policy. The document labels China and Russia as “rival powers”...

Boqor Buur-Madoow Oo dib xoriyadiisa u helay.

Si rasmi ah looma shaacin sifaha uu xoriyadiisa dib ugu helay Boqor Buur-Madow hase yeeshee waxaa socday labadii maalmood ee la soo dhaafay cadaadis lagu saarayay Somaliland inay sii dayso Boqor Buur-Madow. Boqor...

Tobanaan sano ka dib Sacuudiga oo fagaare lagu daawan doono marr kale…..

Sacuudi Carabiya ayaa la qorsheynayaa in laga daawado filimkii ugu horeeyay oo laga baahiyo goob fagaare ah ku dhawaad 40 sano. Dad fara badan ayaa la filayaa in ay usoo daawasho tagaan dhacdadaan. Sanadkii...

Wabiyada Jubba iyo Shabeelle oo bilaabay in ay ku fatahaan meelo hor leh.+Sawirro

Wabiga Jubba ayaa fatahaad ka sameeyaydegmada Luuq ee Gobolka Gedo wuxuuna saameyn ku yeeshay dadka beeraleyda ah ee aaga ka dhaw. Biyaha Fatahaada ayaa waxay gabi ahaanba cagta mariyeen dalagyada ay beerteen...

Orod yahan Soomaali ah oo ka qeyb galay Boston marathon isagoo matalaya……. 

Cabdi aadan nageeye oo ah orad yahan Soomaali ah una orda Dalka Holland wuxuu ka soo muuqday tartanka orodka marathon-ka ee pass Boston  ee Mareykanka, Cabdi ayaa kaalinta 7aad ka galay tartankaasi. Inuu...