All Stories

Ankara (Caasimada Online) – Amar kasoo baxay xafiiska Madaxweynaha Turkiga Rajab Dayib Erdogan ayaa waxaa shaqada looga eryay ciidamo tiradooda lagu sheegay 8777. Amarka Erdogan ayaa waxaa sidoo kale xabsiga lagu dhigay abaabulayaashii Afganbiga oo tiradooda lagu sheegay 6kun kuwaasi…

Muqdisho (Caasimada Online) – Mid kamid ah Saraakiisha ka howlgasha Wasaarada Gaashandhiga Xukuumada Somalia, ayaa xaqiijiyay in Taliyaha Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliyeed Sareeye gaas Max’ed Aadan Axmed uu Wasaarada ka eryay Gen. Gabre oo halkaasi tagay sabab la’aan. Sargaalka aan xogtaani…

Delhi (Caasimada Online) – Warar dheeraad ah ayaa waxa uu kasoo baxayaa xanuunka uu Madaxweynaha maamulka Galmudug C/kariin Xuseen Guuleed la yaalo isbitaal ku yaalla Dalka India. Madaxweyne Guuleed oo maalmo kooban un ku jira Isbitaalka ayaa waxaa iminka lasoo sheegayaa…

Muqdisho (Caasimada Online)-Wararka ka imaanaya magaalladda Nairobi, ayaa sheegaya in Caawa weerar gaadma ah lagu qaaday mid kamid ah gacanyarayaasha Xildhibaan Aadan Barre Ducaale oo ah Mudane aqlabiyad ku dhex leh Barlamaanka Kenya. Gacan yarahaani oo lagu magacaabo Cabdi Maalim…

Beledweyne (Caasimada Online)-Wafdi ka socda Ururka IGAD oo uu Hogaaminayo Wakiilka IGAD ee arrimaha Somalia Maxamed Cabdi Afey ayaa gaaray Magaalada Baledweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan. Wafdiga ayaa goortii uu gaaray magaalada Baledweyne kulan degdeg ah la qaatay Odayaasha Hiiraan…

Garowe (Caasimada Online)- Qaar kamid ah xildhibaanada baarlamaanka maamulka Puntland ayaa si kulul kaga hadlay dagaaladii saaka ka dhacay deegaanka Bood oo ka tirsan gobolka Sanaag, kaasi oo u dhaxeeyay Somaliland iyo Puntland. Xildhibaanada oo saxaafada kula hadlay magaalada Garowe ayaa…

Muqdisho (Caasimada Online)-Waxaa soo baxaaya warar hoose oo sheegaya in Madaxweynaha Somalia, Xassan Sheekh Maxamuud uu wado qorsho uu xilka kaga xayuubin doono Mas’uuliyiin dhowr ah oo xilal kala duwan ka haya DFS. Qorshaha uu Madaxweyne Xassan Xilka uga xayuubinaayo…