All Stories

Marko (Caasimada Online)- Xiisad dagaal ayaa saaka ka taagan degmada Qoryooleey ee gobolka Shabeelaha Hoose  kadib markii xalay dagaal xoogan uu ka dhacay duleedka degmada Qoryooleey. Dagaalyahano ka tirsan Al-shabaab ayaa xalay gudaha u galay degmada Qoryooleey waxaana ay marka hore…

Garoowe (Caasimada Online) – Wararka ka imaanaya deegaanada maamulka Puntland ayaa la sheegayaa in lagu arkaayo ciidamo aad u farabadan kuwaasi oo lagu daadiyay dhowr deegaan oo ku dhow dhow gobolka Sanaag. Wararku waxa ay sheegayaan in ciidamadaasi ay Puntland…

Ankara (Caasimada Online) – Sida ay baahisay warbaahinta Ruushka waxaa qadka Telefoonka kulan qaatay ku dhawaad hal saac kuwada yeeshay Madaxweynayaasha Ruushka iyo Turkiga. Kulanka Telefoonka ku dhex maray Recep Dayyip Erdogan iyo Vladimir Putin, ayaa la xiriiray isku dayga…

Muqdisho (Caasimada Online) – Kulankaani oo u dhexeeyay Madaxweynaha Somalia Xassan Sheekh Maxamuud iyo Madaxweynaha dalka Kenya Uhurro Kenyatta, ayaa waxa ay kulankooda uga wada hadleen arrimo dhowr ah oo ay kamid yihiin Siyaasada, Amaanka, doorashada iyo arrimo kale oo…

Muqdisho (Caasimada Online) – Iyadoo shaki ba’an uu wali ka taagan yahay qabsoomida doorashaa dalka, ayaa waxaa arrintaasi si adag uga hadlay Xildhibaan Shariif Maxamed Cabdalla oo kamid ah mudanayaasha Baarlamaanka Somalia. Xildhibaan Shariif, waxa uu isna shaki galiyay in doorashada…

Muqdisho (Caasimada Online) – Qaar kamid ah xildhibaanada baarlamaanka Soomaaliya ayaa wali rajo xumo ka muujinaya in waqtigii la qorsheeyay ay dhacdaa doorashada sanadkaan ee lagu soo dhisayo hogaanka dalka Soomaaliya Xildhibaan Shariif Maxamed Cabdalle oo kamid ah baarlamaanka Soomaaliya ayaa…

Muqdisho (Caasimada Online) – Magaalada Addis Ababa ee dalka Ethiopia waxaa lagu qabtay Shir looga hadlayay qaabka sida xogta argagixisada la xiriirta loogu badali karo cadeymo qofka lagu maxkamadeyn karo. Shirka waxaa soo qaban qaabiyay urur goboleedka IGAD gaar ahaan xafiiska…

Muqdisho (Caasimada Online)-Dagaal qaraaran ayaa waxa uu caawa ka socdaa magaalada Qoryooley ee gobolka Shabeelaha Hoose. Dagaalka oo hub culus leysu adeegsanaaya ayaa waxa uu u dhexeeya ciidamad AMISOM iyo Maleeshiyaadka Al-shabaab. Dadka deegaanka ayaa sheegaya in dagaalka iminka socda…