Publisher is the useful and powerful WordPress Newspaper , Magazine and Blog theme with great attention to details, incredible features...

Gaari ah nuuca xamuulka qaada oo shil ku galay Muqdisho

Xogmaal Media: Gaari ah nuuca xamuula qaada oo jiidayay Rimoor xambaarsan Alwaax aad u badan ayaa galabta shil ku galay Wado ka tirsan degmada Xamar Weyne ee Gobolka Banaadir.

Gaarigaan ayaa Alwaaxdii uu waday ku dul rogay Gaari yar iyo Mooto Bajaaj marayay Wadaadaas.

Goobjoogayaal ku sugan halka uu shilku ka dhacay ayaa Xogmaal u sheegay inaysan wax gaarin labadii Darawal ee waday Gaariga yar iyo Mooto Bajaajta oo ku burburay Shilka uu sababay Gaariga rogmaday.

Gaarigaan xamuulka ah ayaa qalibmay daqiiqado kadib markii uu ka soo baxay Dekada weyn ee Muqdisho.

 

Leave A Reply

Your email address will not be published.